- Home
- Autos Fahrzeuge
- Bildung
- Comedy
- Film Animation
- Leute Blogs
- Musik
- Nachrichten Politik
- Reisen Events
- Spiele
- Sport
- Tiere
- Tipps Tricks
- Unterhaltung
- Wissenschaft Technik
|
|
Ila qosolka Cawke iyo Siyaasiyiinta - Waagacusub Tv
View Duration: 1:15
Wariye Xasan Cawke ayaa barnaamijkiisa madasha siyaasiga ku bahdilay Siyaasiyiin caana oo doonaya inay u tartamaan Madaxweynenimada Somaliland. Cawke wuxuu waydiiyay inay yaqaaniin magaca Madaxweynaha Ethiopia hasse yeeshee midkoodna wuu aqoon waayay,waxaa xusid mudan in Gudoomiyaha Wakiilada ...
XASAN AADAN SAMATAR & MAGOOL CASHAQA HA BAAYACIN FT
View Duration: 8:53
CAASHA HA BAAYACIN BY XASAN AADAN SAMATAR IYO MAGOOL XXX
Muran:Hees uu qaado Samatar -Cali Gaab Vs Barre Fiidow - Waagacusub Tv
View Duration: 6:58
Muran xoogan ayaa ka dhashay heesta Markaan da'da jiray 15 ee Fanaanka Xasan Adan Samatar qaado kadib markii Abwaanka Cali Gaab sheegtay inuu leeyahay. Heestaan waxaa Xasan Adan Samatar u dhiibay Barre Maxamed Fiidow Leento,waxaana Keydka Radio Muqdisho ku qoran inuu leeyahay Abwaan Leento. Lama ...
Waraysi Jaamac Xasan Khaliif wasiirka ku xigeenka Amniga Khaatumo State Of Somalia
View Duration: 32:44
Waraysi Jaamac Xasan Khaliif wasiirka ku xigeenka Amniga Khaatumo State Of Somalia































